Take a fresh look at your lifestyle.

Xuska Dhalashada Nabi Muxamed Ayaa Maanta Hargeysa Lagu Qabtay

Wararka maanta Isniin Nov 27 2017 xuska dhalashada nabi muxamed
Wararka maanta Isniin Nov 27 2017 xuska dhalashada nabi muxamed

Wararka Maanta Isniin Nov 27 2017 Xuska Dhalashada Nabi Muxamed #hornsat #hctvkala soco hctv kala soco wararkii ugu danbeeyey barnaamijyo tayo leh iyo fanka iyo sugaanta soomaliyeed, ku xidhnow hctv hctv.tv. #saabtv #wararka saabtv #warbixin saabtvwaxaanu diirada saarnaa dhacdooyinka saameynaya nolosha bulshada iyo in aanu gaadhnoo in ka badan 1milyan oo qoys oo.

Degdeg xuska Dhalashadda nabi muxamed Nnkh ayaa lagu qabtay h
Degdeg xuska Dhalashadda nabi muxamed Nnkh ayaa lagu qabtay h

Degdeg Xuska Dhalashadda Nabi Muxamed Nnkh Ayaa Lagu Qabtay H #hornsat #hctvkala soco hctv kala soco wararkii ugu danbeeyey barnaamijyo tayo leh iyo fanka iyo sugaanta soomaliyeed, ku xidhnow hctv hctv.tv. Madaxwayne ku xigeenka somaliland ayaa ka qayb galay munaasibad lagu xusaayo dhalashada nabigeeni muxamed {nnkh} oo lagu qabtay hargeysa. telefishanka qaranka somaliland 1.5k views. Madaxweyne ku xigeenka jamhuuriyadda somaliland mudane cabdiraxmaan cabdillaahi ismaaciil saylici ayaa shalay ka qayb galay munaasibad ballaadhan oo magaalada hargeysa loogu sameeyay xuska dhalashada nabigeena (csw), taas oo sannad walba laga xuso guud ahaan waddamada islaamka. Waxyaabo qurux badan iyo nalal ifaya, macmacaan iyo cuntooyiin, ayaa lagu wadaagayaa goobaha uu ka dhacayo xuska dhalashada nabi maxamed (scw). waxaa arrimahaas wehliya nabi ammaan iyo kulamo.

Comments are closed.