Take a fresh look at your lifestyle.

Xildhibaanada Baarlmanka Cusub Ee Puntland Oo Lagu Dhawaaqey Magacy

xildhibaanada baarlmanka cusub ee puntland oo lagu dhaw
xildhibaanada baarlmanka cusub ee puntland oo lagu dhaw

Xildhibaanada Baarlmanka Cusub Ee Puntland Oo Lagu Dhaw Garowe (caasimada online) waxaa lagu dhawaaqay tirada xildhibaanada baarlamaanka puntland oo ka kooban 66 xildhibaan, kuwaasi oo dooran doono madaxweynaha cusub ee maamulkaasi uu yeelanayo. guddiga xalinta khilaafaadka ayaa ku dhawaaqay xildhibaanadan oo laga soo kala xulay deegaanada kala duwan ee maamulka puntland. doorashada madaxweynaha dowlad goboleedka puntland ayaa waxaa ku tartamaya. Guddiga xallinta khilaafaadka iyo ansixinta baarlamaanka puntland, , ayaa lagu wadaa inay shaaciyaan liiska xildhibaanada baarlamaanka cusub ee puntland. guddiga xallinta khilaafaadka ayaasaacadihii la soo dhaafay isku khilaafay in liiska xubnaha ssc lagusoo daro shaacinta.

xildhibaanada cusub ee Barlamaanka puntland oo La Dhaariyey 01 01 2024
xildhibaanada cusub ee Barlamaanka puntland oo La Dhaariyey 01 01 2024

Xildhibaanada Cusub Ee Barlamaanka Puntland Oo La Dhaariyey 01 01 2024 Liiska xildhibaanada baarlamaanka cusub ee dowladda puntland oo lagu dhawaaqay. december 31, 2018 written by editor. garoowe : gudiga xallinta khilaafaadka iyo ansixinta golaha baarlamaanka cusub ee dowladdapuntland ayaa saaka si rasmi ah u shaaciyey liiska golaha wakiilada dowladdapuntland 2019 2023. Gudoomiyaha guddiga ayaa sheegay in xildhibaanada cusub ee puntland ay isagu jiraan 49 cusub iyo 17 xubnood oo kamid aha baarlamankii hore, kuwaasoo markale dib loo soo doortay. guddiga oo uu cabdiweli gaas magacaabay 3 dii bishan december ayaa mudda 27 maalmood ah ku mashquulsanaa xallinta kuraasta lagu muransanyahay ee xubnaha doonaya inay. Xildhibaanada puntland oo dooranaya guddoomiyaha baarlamaanka. xildhibaanada cusub ee maamulka puntland ee dalka soomaaliya ayaa maanta dooranaya guddomiyaha iyo guddoomiye ku xigeenka. Guddiga xallinta khilaafaadka doorashada puntland ayaa goordhawayd ku dhawaaqay liiska 66 da xildhibaan ee baarlamaanka 6 aad ee puntland. warbaahinta madaxa bannaan ayaa loo diiday tabinta shaacinta liiska xildhibaanada cusub ee baarlamaanka puntland, iyadoo kaliya loo ogolaaday warbaahinta dowladda. hoos ka akhriso magacyada xildhibaanada.

Comments are closed.