Take a fresh look at your lifestyle.

Wiil Dhalinyaro Ahaa Oo Lagu Dilay Magaalada Muqdisho R

wiil dhalinyaro Ah oo lagu dilay magaalada muqdisho вђ Rad
wiil dhalinyaro Ah oo lagu dilay magaalada muqdisho вђ Rad

Wiil Dhalinyaro Ah Oo Lagu Dilay Magaalada Muqdisho вђ Rad Muqdisho (caasimada online) – faahfaahino dheeraad ah ayaa waxaa laga helayaa wiil dhalinyaro ah oo afduub iyo dil arxan darro ah xalay loogu gaystay magaalada muqdisho. marxuumka oo lagu magacaabi jiray abuukar axmed kaabax ayaa la sheegay in rag hubeysan ay ku afduubteen gaarigiisa, xilli uu ku sugnaa degmada heliwaa, waxayna geeyeen oo ay. Waxaa goor dhow magaalada wardheer ee gobolka doollo ee dowlad deegaanka soomaalida lagu aasay lix nin oo dhalinyaro ahaa oo xalay masaajid gudihii lagu dilay. dhacdadaan oo dadka deegaanku aad uga naxeen ayaa la sheegay inay salka ku hayso aano qabiil, iyadoo muddooyinkii la soo dhaafay ay halkaa ku dagaallamyeen beelo walaalo ah oo halkaa.

wiil dhalinyaro ahaa oo lagu dilay magaalada muqdishoођ
wiil dhalinyaro ahaa oo lagu dilay magaalada muqdishoођ

Wiil Dhalinyaro Ahaa Oo Lagu Dilay Magaalada Muqdishoођ Muqdisho (caasimada online) askari ka tirsan ciidamada dowladda ayaa maanta wiil dhalinyaro ku ahaa ku dilay xaafadda soona key ee magaalada muqdisho. marxuumka ayaa waxaa lagu magacaabi jiray bile cali diini, wuxuuna ka mid ahaa dhalinyarada ku shaqeysata mootooyinka loo yaqaano bajaajta. wararka ayaa sheegaya in marxuumka uu markii hore askariga soo qaaday, kadibna la bile cali diini oo. Sabti, january, 21, 2023 (hol) waxaa goordhaw lagu dilay isgoyska howlwadaag ee magaalada muqdisho wiil dhalinyaro ah oo ku shaqeeysanaayay mooto bajaaj oo lagu magacaabayay maxamed xeyle, kaasoo dilkiisa uu geystay askari ka tirsan ciidanka dowladda soomaaliya. Khamiis, april, 6, 2023 (hol) warar dheeraad ah ayaa kasoo baxaya dil xalay loogu geystay degmada kaaraan ee magaalada muqdisho wiil dhalinyaro ah oo ahaa imaam masaajid. Muqdisho (caasimada online) faahfaahino dheeraad ah ayaa waxaa laga helayaa dil xalay magaalada muqdisho loogu gaystay wiil dhalinyaro ahaa oo xalay sarkaal la sheegay inuu ka tirsan yahay ciidamada booliska uu ku dilay degmada shibis ee gobolka banaadir. marxuumka oo lagu magacaabi jiray cabdiraxiin cabdulle sheekh ayaa wade mooto bajaajle oo ka shaqeeya magaalada muqdisho daawo: wiil.

Comments are closed.