Take a fresh look at your lifestyle.

Wiil Dhalinyaro Ah Oo Lagu Dilay Degmada Guriceel Radio Risaala

wiil Dhalinyaro Ah Oo Lagu Dilay Degmada Guriceel Radio Risaala
wiil Dhalinyaro Ah Oo Lagu Dilay Degmada Guriceel Radio Risaala

Wiil Dhalinyaro Ah Oo Lagu Dilay Degmada Guriceel Radio Risaala Radio risaala fm radio 102.2 mhz and a website radiorisaala was launched on 24 june 2001 (with the name of iqk radio) to serve for the all somali speaking community in east africa. during its 18 hours on air (5:00 am 11:00 pm), radio risaala focuses to educate and entertaining and inform the people of somalia with accurate and truth based news. Radio risaala, is an independent radio based in mogadishu, the capital of somalia. radio risaala fm radio 102.2 mhz and a website radiorisaala was launched in 24 june 2001 (with the name of iqk radio) to serve for all somali speaking community in the east africa. contact us: info@radiorisaala .

wiil dhalinyaro ah oo lagu dilay degmada Matabaan Ee Gobol
wiil dhalinyaro ah oo lagu dilay degmada Matabaan Ee Gobol

Wiil Dhalinyaro Ah Oo Lagu Dilay Degmada Matabaan Ee Gobol Faah faahinno dheeraad ah ayaa kasoo baxaya dil ka dhacay magaalada guriceel ee gobolka galgaduud, waxaana dilkaasi loo gaystay wiil dhalinyaro ah sida warar nasoo gaaraya ay sheegayaan. xalay saqdii dhexe ayaa lagu soo warramayaa in magaalada guriceel lagu dilay marxuumka oo lagu magacaabi jiray libaan aadan ibraahim, waxaana dilkaasi. Dil toogasho ah oo lagu fuliyay askarigi degmada guriceel kudilay cabdullaahi cali hudeey. Baydhowy(radio warsan wiilkaan dhalinyarada ah oo lagu magacaabi jiray siciid gabeyre oo loo yaqaanay (afar daqiiqo) ayaa goordhow lagu dilay degmada guriceel ee gobolka galgaduud. wiilkan oo baraha bulshada ku dhaliili jiray madaxda galmudug ayaa wararka la helayo ay sheegayaan in ciidamo katirsan dowladda ay dileen. Faah faahinno dheeraad ah ayaa laga helayaa dil xalay ka dhacay degmada guriceel ee gobolka galgaduud, waxaana halkaasi lagu dilay mid ka mid ahaa ganacsatada magaaladaasi. wararka ayaa sheegaya in dabley hubeysan ay magaalada ku dileen allah ha u naxariistee abdullahi cali hudeey oo la dhashay taliyaha booliiska degmada cismaan cali hudeey.

Comments are closed.