Take a fresh look at your lifestyle.

Wiil Dhalinyaro Ah Oo Lagu Dilay Degmada Guriceel Radio Ri

wiil dhalinyaro ah oo lagu dilay degmada guriceel ођ
wiil dhalinyaro ah oo lagu dilay degmada guriceel ођ

Wiil Dhalinyaro Ah Oo Lagu Dilay Degmada Guriceel ођ Faah faahinno dheeraad ah ayaa kasoo baxaya dil ka dhacay magaalada guriceel ee gobolka galgaduud, waxaana dilkaasi loo gaystay wiil dhalinyaro ah sida warar nasoo gaaraya ay sheegayaan. xalay saqdii dhexe ayaa lagu soo warramayaa in magaalada guriceel lagu dilay marxuumka oo lagu magacaabi jiray libaan aadan ibraahim, waxaana dilkaasi. Lamaaha ammaanka dowladda soomaaliya ayaa gacanta ku dhigay afar qof oo ku eedaysan in ay dileen labo wiil oo walaalo ah oo kala ahaa dhaqtar iyo macallin dugsi kuwaas oo lagu dilay habeen hore.

In G Sh Dhexe lagu Qabto Afartii dhalinyaro Ee guriceel Ku dilay
In G Sh Dhexe lagu Qabto Afartii dhalinyaro Ee guriceel Ku dilay

In G Sh Dhexe Lagu Qabto Afartii Dhalinyaro Ee Guriceel Ku Dilay Baydhowy(radio warsan wiilkaan dhalinyarada ah oo lagu magacaabi jiray siciid gabeyre oo loo yaqaanay (afar daqiiqo) ayaa goordhow lagu dilay degmada guriceel ee gobolka galgaduud. wiilkan oo baraha bulshada ku dhaliili jiray madaxda galmudug ayaa wararka la helayo ay sheegayaan in ciidamo katirsan dowladda ay dileen. Welcome to mustaqbal media ku soo dhawoow warbaahinta mustaqbalmustaqbal tv | warar iyo warbixino sugan | si aad uga mid noqoto saaxiibada sida joogtada. Faah faahinno dheeraad ah ayaa laga helayaa dil xalay ka dhacay degmada guriceel ee gobolka galgaduud, waxaana halkaasi lagu dilay mid ka mid ahaa ganacsatada magaaladaasi. wararka ayaa sheegaya in dabley hubeysan ay magaalada ku dileen allah ha u naxariistee abdullahi cali hudeey oo la dhashay taliyaha booliiska degmada cismaan cali hudeey. Faah faahino dheeraad ah ayaa kasoo baxaya dil magaalada baladweyne lagu geeystay wiil dhalinyaro ah, ciidamo ka tirsan kuwa dowladda soomaaliya oo ku sugan bar koontorool oo ku taallo xaafada howl wadaag ayaa dilay cabdi wali shiine oo kamid ah dhalinyarada magaalada baladweyne, ilo kala duwan oo ku sugnaa goobta uu dilka ka dhacay ayaa.

wiil dhalinyaro ah oo Caawa lagu dilay Muqdisho radio Risa
wiil dhalinyaro ah oo Caawa lagu dilay Muqdisho radio Risa

Wiil Dhalinyaro Ah Oo Caawa Lagu Dilay Muqdisho Radio Risa Faah faahinno dheeraad ah ayaa laga helayaa dil xalay ka dhacay degmada guriceel ee gobolka galgaduud, waxaana halkaasi lagu dilay mid ka mid ahaa ganacsatada magaaladaasi. wararka ayaa sheegaya in dabley hubeysan ay magaalada ku dileen allah ha u naxariistee abdullahi cali hudeey oo la dhashay taliyaha booliiska degmada cismaan cali hudeey. Faah faahino dheeraad ah ayaa kasoo baxaya dil magaalada baladweyne lagu geeystay wiil dhalinyaro ah, ciidamo ka tirsan kuwa dowladda soomaaliya oo ku sugan bar koontorool oo ku taallo xaafada howl wadaag ayaa dilay cabdi wali shiine oo kamid ah dhalinyarada magaalada baladweyne, ilo kala duwan oo ku sugnaa goobta uu dilka ka dhacay ayaa. Waxaa magaalada galkacyo xalay lagu dilay wiil dhalinyaro ah oo sida la sheegay in koox tuugo ah dishay, kaas oo ahaa iskuuleey. wiilka la dilay ayaa lagu magacaabaa cabdiraxmaan rooble xasan. Ciidamada somaliland oo xalay wiil dhalinyaro ah ku dilay magaalada ceerigaabo. xiisad colaadeed ayaa weli laga dareemaya magaalada ceerigaabo ee xarunta gobolka sanaag. xiisadda ayaa ka sii dartay kadib markii xalay halkaasi lagu dilay wiil dhalinyaro ah oo ku sugnaa xaafad ka tirsan ceerigaabo. wararka ayaa sheegaya in ciidamada somaliland.

Comments are closed.