Take a fresh look at your lifestyle.

Wararka Maanta Talaado May 16 2023 Puntland Oo Ku Eedeeysay

wararka Maanta Talaado May 16 2023 Puntland Oo Ku Eedeeysay
wararka Maanta Talaado May 16 2023 Puntland Oo Ku Eedeeysay

Wararka Maanta Talaado May 16 2023 Puntland Oo Ku Eedeeysay Wararka maanta talaado, may 16, 2023 puntland oo ku eedeeysay madaxweyne xasan sheikh inuu abaabulay weerar xalay ka dhacay garowe talaado, may, 16, 2023 (hol) maamulka puntland ayaa ku eedeeyay madaxweynaha soomaaliya, xasan sheikh maxamuud inuu abaabulay weerar xalay ka dhacay garowe oo lagu qaaday ciidamo galbinayay sanaadiiqda doorashada. Talaado, may, 16, 2023 (hol) ciidamo maleyshiyaad ah oo kasoo baxay furimaha dagaalka ee magaalada laascaanood ayaa xalay gudaha usoo galay magaalada garowe. ciidamadan ayaa xalay saqdii dhexe wuxuu iska hor imaad duleedka bari ee magaalada garowe ku dhexmaray iyaga iyo ciidamo kale oo loo xilsaaray amniga doorashada.

wararka maanta talaado may 16 2023 Ciidamo Ka Gadoodsan Doorasha
wararka maanta talaado may 16 2023 Ciidamo Ka Gadoodsan Doorasha

Wararka Maanta Talaado May 16 2023 Ciidamo Ka Gadoodsan Doorasha Talaado, may, 16, 2023 (hol) wararka nagasoo gaaraya magaalada laascaanood ayaa sheegaya ayaa in bariga iyo galbeedka magaalada uu ka socdo dagaal u dhaxeeya ciidamada somaliland iyo kuwa ssc. wararka aan helayno waxay sheegayaan in dagaalka uu ka dhashay kaddib markii ciidamada somaliland ay dhaqdhaqaqyo ciidan ka sameeyeen jiidaha ay ku. Wararka maanta talaado, may 16, 2023 somaliland oo guul ka sheegatay dagaalo gobolka sool ku dhexmaray xoogaga ssc talaado, may, 16, 2023 (hol) somaliland ayaa sheegtay in ay guul ka gaadhay dagaalo xoogan oo maanta galbeedka iyo bariga laascaanood iyo deegaanka dhabarsaar ku dhexmaray ciidamada somaliland iyo kuwa ssc. Talaado, may, 16, 2023 (hol) booliiska soomaaliya oo kaashanaya booliiska aduunka ee interpol ayaa xalay magaalada muqdisho kasoo dajiyay zakariye cali axmed cosoboow oo ku eedeysan inuu dilay laba xidigle cali xasan siyaad oo ay ka wada tirsanayeen booliiska soomaaliya. Talaado, agoosto, 22, 2023 (hol) somaliland ayaa sheegtay in ciidamadeeda ku sugan magaalada laascaanood, ay soo weerareen ciidamada puntland, argagixiso iyo maleeshiyaad. hiiraan online 9 10 2024.

wararka maanta Jimco Apr 28 2023 puntland oo ku eedeeysay
wararka maanta Jimco Apr 28 2023 puntland oo ku eedeeysay

Wararka Maanta Jimco Apr 28 2023 Puntland Oo Ku Eedeeysay Talaado, may, 16, 2023 (hol) booliiska soomaaliya oo kaashanaya booliiska aduunka ee interpol ayaa xalay magaalada muqdisho kasoo dajiyay zakariye cali axmed cosoboow oo ku eedeysan inuu dilay laba xidigle cali xasan siyaad oo ay ka wada tirsanayeen booliiska soomaaliya. Talaado, agoosto, 22, 2023 (hol) somaliland ayaa sheegtay in ciidamadeeda ku sugan magaalada laascaanood, ay soo weerareen ciidamada puntland, argagixiso iyo maleeshiyaad. hiiraan online 9 10 2024. Wararka maanta isniin, september 16, 2024 soomaaliya oo igad ka codsatay inay kaalin ka qaadato xalka arrimaha ay isku hayaan itoobiya isniin, september, 16, 2024 (hol) wasiirka arrimaha dibadda soomaaliya, axmed macalin fiqi, ayaa maanta muqdisho kusoo dhoweeyay xoghayaha guud ee urur goboleedka igad, workneh gebeyehu, oo horey u ahaa. Bbc somali waxa aad ka heleysaa wararkii ugu dambeeyay ee soomaalida iyo caalamkaba.

Comments are closed.